Daawo Safiirka Ruushka Ee Turkiga Oo Si Live Ah Nin Hubaysan Toogasho Ugu Dilayo

Wararka Wararka Dibada 123

Safiirka Ruushka ee Turkiga ayaa nin hubaysan toogasho ku dilay isagoo booqanaya matxaf sawiro lagu soo bandhigayay ee magaalada Madaxda Turkiga. Weerarka ayaa waxa kale oo la sheegay in ay ku dhaawacmeen dhowr qof oo kale. Warar ayaa sheegaya in ninkii hubaysnaa boolisku ay dileen

 
error: Content is protected !!