Sagaal Qof Ayaa Ku Dhintay Gaadhi Wayn Oo La Jiidhsiiyay Suuq Ku Yaala Berlin

Wararka Wararka Dibada 93

Sagaal qof ayaa ku dhintay ilaa konton kalena way ku dhawacmeen kadib markii gaadhi wayn la jiidhsiiyay Suuq Chrismaska ee Magaalada Berlin. Darawalkii gaadhiga ayaa la xidhay sida ay sheegayaan warfaafinta qaar

Sawiro Muujinaya goobta ayaa laga arkayaa dad dhaawac ah oo dhulka yaala iyo meelihii alaabada lagu iibinayay oo burburay. Suuqa ayaa ku yaala Breitscheidplatz oo u dhow kaniisad Kaiser Wilhelm ee Kurfuerstendam ee galbeedka Berlin.

_93037104_dd93b464-e7a3-4c44-a14a-ce89090a3442 _93037105_b59df493-34f7-46c7-b3c8-6e4abe5a0b42

 
error: Content is protected !!