“Wali Waan Noolahay” Xiddiga Ilkay Gundogan Oo U Jawaabay Jamaahiirta Sida Qaldan U Fahmay Xushmadii Shalay Loo Sameeyay

Ciyaaro Wararka 130

Kooxda Manchester City ayaa weyneysay sidoo kalana xushmad u muujiyay xiddigeeda khadka dhexe ee xulka qaranka Jarmaka asalkiisuna Turkiga yahay ee Ilky Gundogan oo dhaawac aad u adagi uu soo gaaray badhtamahii toddobaadkii hore kulan ay kooxdiisu 2-0 kaga farxalatay Watford.

Pep Guardiola wiilashiisa ayaa soo xirtay funaanado xagga hore lagaga soo xardhay numberka iyo magaca kubad sameeyaha reer Jarmal intii aanay bilaaban kulankii Arsenal.

Inkastoo ay aheyd xushmad iyo xusuus ay u muujisay City wiilkeeda kaas oo la filayo inuusan xili ciyaareedkaan dhan ka maqnaado kooxda hadana shaqsiyaadka Twitter-ka ayaa dhaleeceeyay qaabkaan iyagoo kaftamaya sidoo kalana u sheegaya City in Ilky uu nool yahay isla markaana uusan dhiman inkastoo ugu dambeyntii xidiga qudhiisa uu jawaab fiican

Manchester City ayaa weyneysay sidoo kalana xushmad u muujiyay Ilky Gundogan oo dhaawac xun uu soo gaaray bartamahii todobaadkii h–e kulan ay kooxdiisa 2-0 kaga farxalatay Watford.

Pep Guardiola wiilashiisa ayaa soo xirtay maaliyad horay looga soo xardhay numberka iyo magaca kubad sameeyaha reer Jarmal intii aysan bilaaban kulankii Arsenal.

Inkastoo ay aheyd xushmad iyo xusuus ay u muujisay City wiilkooda kaas oo la filayo inaanu xilli ciyaareedkan oo dhan ka maqnaado kooxda haddana shaqsiyaadka Twitter-ka ayaa dhaleeceeyay qaabkaan iyagoo kaftamaya sidoo kalana u sheegaya City in Ilky uu nool yahay isla markaana aanu dhiman inkastoo ugu dambeyntii xiddiga qudhiisu uu jawaab fiican siiyay Jamaahiirtiisa.

“Bilow Xun City!!! Gundogan qabrigiisa wuu kasoo jeedsan doonaa” Ayuu yidhi isagoo ula jeeda inaanu wali dhiman xiddiga reer Jarmal ee asalkiisu yahay Turkiga balse uu nool yahay.

 
error: Content is protected !!