Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Miisaaniyad Sanadeedka 2017-ka

Wararka 101

Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland oo ay fadhiyeen xildhibaano tiradoodu dhamayd 67 Xildhibaan ayaa waxa ay ku ansixiyeen miisaaniyad sanadeedka 2017 oo si duuduub ah ku ogolaadeen 43 xildhibaan, 17 xildhibaana ay diideen halka ay ka aamuseen 6 xildhibaan.

Guud ahaan Dakhliga Miisaaniyadda 2017 wuxuu ka kooban yahay 2,175,104,355,662 una dhiganta doolar ahaan $362,517,393

 
error: Content is protected !!