Laba Qarax Oo Muqdisho Ka Dhacay

Wararka 86

Laba Qarax oo waaweyn ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho oo ugu yaraan afar qof ku dhinteen dad kale oo badana ku dhaawacmeen, Qaraxyadan ayaa ka dhacay meel u dhow garoonka diyaaradaha iyo xarunta Xalane.

Mid ka mid ah labada qarax ayaa lagu bartilmaameedsaday bar kontoraal oo u dhaw saldhigga AMISON ee xalane, halka qaraxa labad isna ka dhacay banaanka Peace Hotel.

 
error: Content is protected !!