Daawo: Mucjisada Faras U Barooranaya Ninkii Lahaa Oo Geeriyooday Kuna Dul Ooyaya Naxashkii Maydka Lagu Siday

Dhacdooyinka Wararka 118

Dalka Brazil ayay ka dhacday qisadan layaabka lihi kadib markii dad ka qayb galayay sagootinta janaaso nin 34 jir ah oo geeriyooday lagu dul arkay naxashkii maydka faras ninkaasi dhintay lahaa oo naxashka maydka lagu sido ka dul barooranaya.

Qisada Faraskan saaxiibka wanaagsan ah ayaa waxa warinaya wargeyska The Metro ee dalka Ingiriiska waxaana baahisay shabakada wararka ee Al Carabiya.

Faraskan oo lagu  magacaabo Sereno ayaa ka dul ooyay naxashka maydka saaxiibkii oo lagu magacaabi jiray Wagner Da Lima Feguardo oo u dhashay waddanka Brasil ahaana nin dhallinyaro ah oo geeriyooday.

Halkan Ka Daawo:

 

 
error: Content is protected !!